Madaxweyne Xaaf oo eedeymo culus u jeediyey Madaxda dowlada federaalka (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka digay colaad uu sheegay in dowladda Federaalka ka hurineyso degaanada Galmudug. Hadalkan ayaa yimid ka ddib markii xalay Ciidamada NISA iyo kuwa Kumaandoska ay la wareegeen Madaxtooyada Cadaado. Xaaf oo War-saxaafadeed ka soo saaray Xafiiskiisa ayuu ku sheegay Madaxtooyada Soomaaliya ay amar ku siisay ciidanka xoogga … Continue reading Madaxweyne Xaaf oo eedeymo culus u jeediyey Madaxda dowlada federaalka (Akhriso)